Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Browsing: Rooble
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale farriin degdega usoo dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada qorshe uu doonayo inuu ku dardar geliyo Doorashada dib u dhaca…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin hamad Altahani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaiyo wafdiga la socda oo…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Roobley, ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, oo booqasho rasmi ah…
Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa casuumaad u fidiyey Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaariinta Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Beesha Caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka ka taagan cidda hoggaamineysa Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha colaadeed ee ka taagan…
Guddoomiye Mursal ayaa soo afjaray shaqadii Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad, isagoo qoraal u diray Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta, ogeysiinna siiyey Madaxweynaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si toos ah uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaalad…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa ergay ahaan ugu soo diray Soomaaliya Taliyaha ciidmaada dhulka ee dalkaasi Gen.Muhorzi Kainerugaba.
Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Axmed Saney (Shiddo) ayaa shaaciyay inuu fashilmay waanwaan uu madaxweynaha Galmudug uu maalmihi…
Wadahadalkii u socday guddiyo ka kala socday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaasiinta…
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ahaa, kaas oo ay ka soo…
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa jawaab culus siiyey guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Cali Yare oo xilligan…
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay in khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed…
