Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in waanwaanta cusub ee laga dhex wado Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed…
Browsing: Rooble
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Federaalka Xasn Xunduley Jimcaale ayaa qoraalka soo socda ka qoray xogta uu ka hayey Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dagaal xoog leh u galay inuu iska difaaco laba Qodob oo halis…
Kulan ay soo qabanqaabiyeen xubno ay isku dhow yihiin Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay dhex maray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka daba tegay Habraac ay soo saareen Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi…
Iyadoo uu heerkii ugu xumaa uu marayo dagaalka u dhaxeeya xafiisyada Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal…
Dowladda Mareykanka ayaa baaq toos ah u dirtay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya.
Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga dalbaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sababaha keenay in magaalada Muqdisho laga celiyo diyaarad siday agaasimihii hore ee hay’adda NISA…
Midowga Musharraxiinta ayaa sheegay inay cambaareynayaan qoraalkii ka soo baxay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo uu ku sheegay inuu…
Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa mowqif lama filaan ah oo dhexdhexaad ah ka qaatay khilaafka faraha ka baxay ee Madaxweynaha…
Ra’iisal wasaarihii hore, ahna musharax xilka madaxweynaha Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday…
Fal-celin iyo jawaabo kala duwan oo diidmo u badan ayaa laga bixiyey wareegtadii uu maanta soo saaray Madaxweynaha muddo xileedkiisu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii wareegto uu soo…
Hay’adda ka faalloota xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group ayaa warbixin ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed…
Ra’iisal wasaaraha xukumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal culus ugu jawaabay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gaara oo la-xisaabtan ah la yeeshay hay’adaha maaliyadda dalka…
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay kulanka maanta Gollaha Wadatashiga Qaran la yeesheen iyo Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roole ayaa amar culus kasoo saaray, isagoo faray Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle inuusan…
Shir in ka badan 10 saacadood qaatay oo ay yeesheen Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
