War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku…
Browsing: Sacuudiga
Bayaan goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul…
Inta badan dalalka Aasiya ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Boqortooyada Sacuudiga, kadib wareegto kasoo…
Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerar la sheegay in Xuuthiyiinta Yeman ay ku qaadeen dalka Sacuidiga, iyadoo gantaal…
Boqorka Sacuudiga Salmaan bin Cabdulcasiis ayaa shir degdeg isugu yeeray madaxda Golaha iskaashiga dalalka Khaliijka iyo hoggaamiyeyaasha dalalka Jaamacadda Carabta.
Afhayeenka ciidamada Yeman ee kooxda Xuuthiyiinta ayaa goor dhoweyd war kasoo saaray weerar ay diyaaradaha is-wada ee Drone-ka saaka ku…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in la waayey bishii Ramadaan ee maqribnimadii Caawa laga raadiyey Gobollada Boqortooyada, iyadoo go’aan ay…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa haweeneydii ugu horeysay ee Sacuudiyaan ah u magacaabay safiir, iyadoo dalkeeda uga wakiil noqon…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay dhammaan Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee…
Gabar Sacuudiyaan ah oo arrinteeda dunida qabsatay maalmihii ugu danbeeyay, kadib markii ay ka baxsatay qoyskeeda oo ku sugnaa dalka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya ayaa shaacisay in Lix diblomaasi Soomaali ah ayaa u dhoofeen Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga si ay…
Waxaa maanta magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudiga ka bilaabtay maxkamadeynta kooxdii ka dambeysan dilkii saxafigii Jamal Kashoqgi oo 2-dii…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdalla ayaa sameeyay isku shaandheyn ugu horeysay ee Golaha Wasiirrada Boqortooyada, iyadoo xilalkii laga qaaday qaar…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay baaritaanka ay faafisay xeer ilaalinta Sacuudiga ee ku saabsan dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi ee ka…
Wakaaladda Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa laga soo xigtay inay baaritaan kadib gaartay go’aan ah in dilkii saxafiga caanka ahaa…
Xeer ilaalinta Sacuudiga ayaa war kasoo saartay dilkii saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar lagu dhex…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyey in xogta dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi ay la wadaageen dalal uu…
