Wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Browsing: Sacuudiga
Warar dheeraad ah ayaa loo dusiyey saxaafadda, iyadoo Safaaradda Sacuudiga ee Turkiga ay ogolaaday in la baaro Qunsuliyadda Istanbuul ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay socdaalkiisa Boqortooyada Sacuudiga, kadib markii uu maanta u dhoofay dalkaasi socdaal…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Sacuudiga, kadib casuumaad uu…
Iyadoo warar kaladuwan kasoo baxayaan Qoraaga Caanka ah ee dalka Sacuudiga Kamal Khashogi oo lagu waayey markii uu Talaadadii tegay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qoraagii Sacuudiga Jamaal Khashogi oo lagu waayey Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul ee…
Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan heshiis ku saaban iskaashiga Duulista hawada ee labada dal.
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in qoraa caan ka ah dalka Sacuudiga lagu afduubtay gudaha Qunsilliyadda Sacuudiga ee…
Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa xariga ka jaray Tareenka dheereeya oo casri ah, kasoo isku xiri doona magaalooyinka ee…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa biladda ugu sareysa boqortooyada dalkaasi u xiray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha…
Boqorka Sacuudiga ayaa dalkiisa ku casuumay madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea isagoo xaflad caalami ah u sameynaya heshiiskii nabadeed ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dadlka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa farriimo is daba joog ah ku qoray baraha bulshada, isagoo adeegsaday…
Maxkamadeynta sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Salaam Alcawda ayaa si qarsoodi ah uga bilaabatay dalka Sacuudiga, kadib…
Isbahaysiga Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen ayaa si rasmi ah u qirtay inay duqayn dhanka cirka ah…
Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay arrin yaab leh, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka…
Iyadoo maanta ay xujeyda ka kala timid dunida dacaladeeda taagan yihiin Carafa ayaa maalintan lagu tilmaamaa mid ka mida kuwa…
Sidii caadadda ahayd dhar cusub aya saaka loo xiray Kacbada barakeysan ee Maka Almukarama kadib salaadii subax, iyadoo sanad kasta…
Martida Alle ee xujeyda sanadkan ayaa ku qulqulaya maanta maxfalka MINA oo ah halka ay acmaasha xajka maanta ka bilaabaneyso…
Dowladda Sucuudiga ayaa shaacisay inay 100 milyan oo doollar ugu yabooheyso dib u dhiska qeybo ka mid ah dalka Suuriya,…
