Browsing: Sanbaloolshe
Gudiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne oo…
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa beeniyay War ay ka faafiyeen taageerayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee…
Agaasimihii hore ee NISA C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si weyn u dhaliiyey nidaamka Amniga ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa wareysi uu xalay bixiyey ku qirtay inuu qeyb ku lahaa kiiskii…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa qirtay inay khalad ahayd dhiibistii C/kariin Qalbi-dhagax.
Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in Soomaalida inay mar danbe joojin doonto qof aad loo…
Asc dhaamaan aqyaarta halkaan ku jirta. Waxaan rabaa in halkaan ka sameeyo point of clarification oo ku saabsan wareysi aan…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan siyaasiyiinta kala duwan ee ka hor timid hadallo kasoo yeeray Taliyihii hore ee Hay’adda…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay…
Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn loo soo jeediyey oo ku saabsan Doorashada Somaliland ayaa ka…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa ka hadlay qaabkii loo sii daayey, ciddii ka danbeysay xiritaankiisa iyo in Itoobiya loo gacan …
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe,…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay…