Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif xasna Sheekh Aadan maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhaba oo muddo uu ka…
Browsing: Shariif Xasan
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la safatay Isbaheysiga Sacuudiga & Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar xiisadda ka taagan…
Diyaargarow lagu soo dhoweynayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka socda magaalada Baydhaba, xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Gabeed.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow oo isu dhiibay dowladda…
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa Muqdisho ka bilaabay olole lagu doonayo in…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Sheekh…
Wasiir ka mida golaha wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Gole wasiiro cusub oo isku shaandheyn lagu sameeyay golihii hore.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada xaflad lagu shaacinayo golaha wasiirada cusub ee…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shriif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xayiraadda Mareykanka ka qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow…
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xaqiijisya inay wadahadal kula jirto Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la galay shirkad Amni oo calooshood u shaqeystayaal…
Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya iyo Shirkadda DP World ayaa kulamo ay ku yeesheen magaalada Abu Dhabi uga hadlay heshiis…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gudoomiye cusub umagacaabay Gobolka Baay.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiiradiisa aya kaameradu qabatay iyadoo hees iyo ciyaar ku dhex jira.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa beeniyay in madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maamulkaasi u magacaabayo Ra’iisal wasaare.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si degdeg ah u yimid Muqdisho isagoo qeyb ka…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in kalsoonida Baarlamaanka la siiyo xukuumadda uu soo magacaabay…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleystay loolankii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
