Madaxweynihii Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo diray baaq & farriin ku socota madaxda dowladda Soomaaliya iyo xildhibannada Golaha shacabka.
Browsing: Sheekh Shariif
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda cakiran iyo khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo salka…
Senator C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa qarxiyey sir ku saabsan dhismaha Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe.
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee is jiidjiidka ah oo ka taagan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa la sheegay inuu ka baxay isbaheysi siyaasadeed oo dowladda Imaaraadka u dhistay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Madxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali ayaa dalka Imaaraadka Carabta u tegay…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo go’aankii dhexdhexaadnimada ahaa ee dowladda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta khilaafka ka taagan dalalka Khaliijka iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay tegay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale yimid magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan warar ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kana mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan si weyn baraha bulshada loogu faafiyay oo dhex maray…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sharif Sheekh Axmed ayaa isku arkay xaflad magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada Bisha Ramadaan.
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib doorashadii uu kaalinta…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid go’aan ay beeshiisa kalsoonida ugala noqotay dowladda Farmaajo.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay xalaya madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ugu tegay Hotelka…
Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ahaa musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya u taagan ayaa la sheegay in saacadihii ugu danbeeyay…
Warar xogogaal ah ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay is faham dhex maray labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo…
