Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in laba ka mida musharaxiinta ugu cadcad xilka madaxweynaha kulan ku yeeshaan caawa…
Browsing: Sheekh Shariif
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Saddex Musharax oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kulan gaara ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo ka mida musharixiinta ugu cadcad ee u taagan tartanka madaxweynaha ayaa qiime cusub…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna musharax madaxweyne ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.
Musharax madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale yimid magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa tegay dalka Koonfur Afrika.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa codkiisa ku biiriyay baaqyada loo dirayo maamulada Puntland iyo Galmudug ee lagu…
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa ololihiisa doorashada ka bilaabay la kulanka…
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka…
Waxaa hadda socota xaflad uu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed
Magaalada Muqdisho ayaa maanta ku jirta soo dhoweyntii labaad e madaxweynihii hore ee KMG ahaa Sheekh Shariif Axmed oo si…
Bandhig, is muujin, shacbiyad iyo cudud taageero ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho markii taageerayaasha Sheekh Shariif Axmed ay isu…
Dadweynihii ugu badnaa ayaa maanta isu soo baxay soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, isagoo ka maqnaa muddo 4…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dhowaan la filayaa inuu magaalada Muqdisho uga dhawaaqo musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kulan qarsoodi ah dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dhowaan dalka ku soo laabtay markii arrimo caafimaad loo geeyay dalka India ayaa degdeg…
Warar laga soo xigtay saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegaya in qaar ka mida musharaxiinta jagada madaxweynaha
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya isla markaana ah musharax u taagan tartanka Doorashada madaxweynaha 2016
