Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ee halkaasi ku shirsan ay…
Browsing: Shirka Kismaayo
Wakiilka Arimaha IGAD ee dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa si cad u sheegay in Madxda Dowladda Somaliya aysan…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ayaa laga celiyay maanta garoonka diyaaradaha xilli…
Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Juba ayaa faahfaahin ka bixiyay is mari waa’ uu…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la yimid feker cusub oo ka yaabiyay madaxda maamulada kale iyo xitaa madaxweyne…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu hareeyay wadahadallo u dhaxeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee shirka Madasha Qaran uga socdo madaxda Soomaalida ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo khudbad ka jeediyay shirka Madasha Qaran ee Kismaayo ayaa sheegay inuu codsanayo inaan…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa khudbad Madasha Qaran ee maanta ka furmay Magaalada Kismaayo. Khudbadda Axmed Madoobe ayaa ahayd…
Maamulka Jubba ee uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay marti gelin shirka madasha Qaran ee madaxda dalka oo maanta…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa qaaday tallaabo kale oo wadaniyad iyo geesinimo muujineysa kadib markii uu amar ku…
Shirkii wadatashiga Madasha Qaran ee Soomaaliyeed ayaa hadda ka furmay magaalada Kismaayo iyadoo ay khudbado ka jeediyeen madaxda dowlad Goboleedyada…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta tegay magaalada Kismaayo oo si diiran loogu soo dhoweeyay, waxaana socdaalkiisa shaqo ku saabsan yahay fuirtaanka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa jab siyaasadeed kala kulmay magaalada Kismaayo kadib markii uu tegay 10-kii Bishan isagoo ka…
Waxaa maalintii saddexaad weli xayiran shirkii Madasha Qaran ee la filayay inuu ka furmo magaalada Kismaayo, kadib markii uu Kismaayo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka ka duulay magaalada Jowhar ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Kismaayo, halkaas…
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta…
Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama ku matalaya madasha Kismaayo? Haddii ay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa ku guuleystay inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ku…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalo aan ahayn Kismaayo, iyadoo laga sugayay inuu furo…
