Shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho., waxaana ka qeyb galaya madaxda dowladda Federaalka…
Browsing: Shirka Madasha
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadli doono qabanqaabada doorashada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo…
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo fool leh madaxweynayaasha maamulada dalka oo shir madaxeedkii Madasha Qaran uga furmi doono magaalada Muqdisho.…
Wasiirka wasaaradda degaanka maamulka Puntland Dr. Cali Cabdillaahi Warsame ayaa laga soo xigtay hanjabaad ku saabsan in Puntland ay ka goosan doonto…
Wuxuu ahaa madaxweyne goboleedkii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada Shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka furmay 25-kii bishan,…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay…
Furitaankii shirka gaarka ah ee Madasha Qaran ee Isniintii ka furmay Madaxtooyada magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin kasoo baxeysaa hadallo kulul…
Shirkii gaarka ahaa Madaxda Soomaalida uga furmaya magaalada Muqdisho 25-kii Bishan ayaa hakad ku jira, iyadoo aanay wax shir ahi…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si kulul u beeniyay isla markaana shirkii hordhaca ee Madasha Qaran iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furay shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta maqribnimadiisoo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo ka mida madaxda ka qeyb…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goro dhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdiyo ay hogaaminayaan madaxda maamulad dalka ayaa ku soo fool leh magaalada Muqdisho,…
Shirkii Madasha Wadatashiga ee la filayay inuu 10-ka Bishan January ka furmo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa…
