Maamulka Somaliland ayaa canbaareysay qaabka ay xukuumada Myanmar ula dhaqmayso Muslimiinta Rohingya.
Browsing: Siilaanyo
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ergey gaara u magacaabay wadahadaladda maamulkiisu kula jiro dowladda Soomaaliya.
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu magacaabid, isku bedel, iyo Xilka…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay Somaliland ee…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah…
Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ee Somaliland, ayaa Go’aammo ka soo saaray Ajanabiga Dalka joogay iyo isku socodka Somaliland iyo…
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa magacaabay xillakii ugu badnaa ee maamulkiisa, waxaana isku shaandheyn xil ka qaadis iyo isku…
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya inay is casileen 6 wasiir oo ay ku jiraan xubno…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta booqday xarumaha lagu nasiyo dadka qaxootiga ah ee kasoo qaxay dalka Yeman…
Shir ay magaalada Jabuuti ku yeesheen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)…