On 21 November 2019, the Members of the Security Council were briefed on the situation in Somalia by the Special…
Browsing: Somalia
Qoyska Allaha u naxariistee Almaas Elman Cali Axmed oo 20kii bishan November ku geeriyootay magaalada Muqdisho ayaa qoraal ay soo…
Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa dib u bilowday maanta oo Jimco ah dib u billowday.
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa caawa khudbad u jeediyey kulan gaara oo ay Golaha Ammaanka Q/Midoobay ka yeesheen…
Madam President, Members of the Council:
Qeybtii afraad ee ciidamada Gorgor ayaa tababar loogu qaaday maanta dalka Turkiga, iyadoo halkaasi kusoo qaadan doona leyli loo carbinayo…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal aan hore shaacin ku jooga dalka Qatar…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhinaca amniga Cabdi-Siciid Maxamed Cali ayaa ku eedeeyay dalal waaweyn oo saaxiib la ah Soomaaliya inay…
Wakiilada Beesha Caalamka ee qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa War kasoo saaray heshiiskii caadiyeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya oo madaxweynayaasha labada…
Somalia’s international partners listed below* welcome the measures agreed at a meeting between the President of Somalia, H. E. Mohamed…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo mar kale kulan ka yeeshay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya ayaa sanad kale kodhiyey xayiraadda…
Madaxweynaha Itoobiya ayaa waraaqihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoontay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Itoobiya.
Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in dalalka Somalia iyo Jenya ay isku waafaqeen in caadi laga dhigo xiriirka labada dal iyo…
Kenya and Somalia have today agreed to normalise bilateral relations starting with the restoration of the issuance of travel visas…
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida…
Dowladda Qatar ayaa deeq Gaadiid ah oo kala duwan soo gaarsiisay Xukuumadda Soomaaliya.
Guddiga dib u howl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay Dalkaasi ka helaan…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa shalay la wareegay xilka xoghayaha fulinta ururka IGAD, kadib markii…
Ururka Daacish qeybta Soomaaliya ayaa shaacisay nay u hoggaansan tahay oo ah Ballan (Beyca) cusub la gashay hoggaamiyaha cusub ee…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis gaara oo la sheegay inay Soomaaliya isticmaalka dayax-gacmeed loo adeegsado arrimaha isgaarsiinta.
