Madaxweynaha Uganda Yowerki Musaveni ayaa sheegay inay dunida ka jiraan dalal dhowr ah oo aan dowlad lahayn, sida Soomaaliya oo…
Browsing: Somalia
Dowladda Mareykanka ayaa joojisay shaacinta qasaaraha ka dhasha weerarrada duqeynta cirka ah ee ay ka fuliyo Soomaaliya.
Kooxda Daacish qeynta ka howlgasha Soomalaiya ayaa shaacisay magacyada iyo muuqaalaldda xubno ay sheegtay in looga dilay Soomaaliya, kadib muuqaal…
Dowladda Indonesia ayaa safiir cusub u soo magacawaday dalka Soomaaliya, kasoo maanta lagu qaabilay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ka shaqeeya maanta waxa ay ku dhawaaqeen Qorshaha ka Falcelinta Baahiyaha Bini’aadamnimada…
Wasiirka Qorheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu telefoon u diray madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta saaka, isla markaana uu la…
Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya ugu deeqday Gawaarida Gaashaaman ee ciidamada, iyadoo xaflad ka dhacay Dekadda Muqdisho ay kula wareegeen Wasaaradda…
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi…
Dowladda Qatar ayaa saraakiil milateri u soo dirtay magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la yeeshay madaxda dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo…
Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan nin ajnabi ah oo dowladda Somalia ay dooneyso inay u magacawdo guddoomiyaha Bankiga…
Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda…
Shirkad cusub ayaa ku soo biirtay howlaha adeegga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, shirkadan oo lagu magacaabo MAERSK LINE ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu wakiil cusub us oo magacaabayo Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Danjirayaasha dalalka Urur goboleedka…
Qaramada Midoobay iyo xoghayaheeda guud Antonio Gutters ayaa la sheegay inay ku adkeysteen wakiilkooda u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom uu…
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cabdi Cusman ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga Golaha Amniga Q/Midoobay ee arrimaha Soomaaliya.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka…
