Wararla laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in arday Soomaali ah oo ay deeq waxbarasho u dirtay dowladda Soomaaliya…
Browsing: Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga oo hoggaaminayo oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyn ka dhacday Gobolka Mudug oo diyaaradaha Mareykanka ay fuliyeen, kadib war qoraal ah…
Xulalka kubbadda cagta 23-jirrada ee Soomaaliya ayaa guul ka soo hooyey xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb reebka ciyaaraha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Talyaaniga, iyadoo la sheegay inuu martiqaad…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay baaritaanka ay faafisay xeer ilaalinta Sacuudiga ee ku saabsan dilka Saxafiga Jamal Kashoqgi ee ka…
Warar kala duwan ayaa laga faafiyey Sarkaalka caanka ka ah gudaha Soomaaliya ee Itoobiyaanka ah Jeneraal Gabre, basle magaciisu yahay…
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga halday arrimo dhowr ah iyadoo uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in safiirkeeda cusub ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto uu tegay Soomaaliya, si uu u hoggaamiyo ergada Mareykanka…
Waxaa soo shaac baxay mid ka mida dalalka Soomaaliya ku riixaya inay ka mid noqoto isbaheysiga saddex geesoodka ah ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka iyo Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa soo dhoweysay iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritera iyo go’aanadii ka soo baxay…
Shirkadda Diyaaradaha dalka Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday inay duulimaad toos ah oo ganacsi ka bilaabeyso magaalada Muqdisho.
Iyadoo ay sii kordhayaan wakiilada beesha caalamka ee ku lug yeelanaya doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta gaaray magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu kaga soo qeyb galay magaalada Bahra…
Ethiopian Prime Minister Dr. Abiy Ahmed indicated that the Horn of Africa will have one president instead of three in…
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay shirkii hoggaamiyeyaasha dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ee ka dhacay magaalada Bhar Dar ee…
Dowladda Turkiga ayaa balanqaaday inay dib u dhis iyo qalabeyn ku sameyneyso ciidamada xoogga dalka, siiba ciidamada Badda Soomaaliya.
Hogaamiyeyaasha dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa shirkoodii labaad ku yeelanaya dalka Itoobiya, sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya 80 milyan oo doolar, kaasoo ah mashruuc maalgelin Bankiga…
