Madaxda Soomaalida hambalyo iyo bogaadin u diray xulka da’da yar ee Soomaaliya oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah ee…
Browsing: Somalia
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Qatar…
Dowladda Qatar ayaa mashaariicdii ugu horeysay ee horumarineed ka bilaabeysa Soomaaliya xilli uu aad u xumaaday xiriirka dalka ay loolamaan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay inuu jiro wax heshiis ah ama is faham oo…
Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda…
Kooxda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa la safatay dowladda Soomaaliya iyadoo ku taageertay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Imaaradda Abu Dhabi.
Waxaa mar kale sii xoogeystay dagaal warbaahineed oo ay Imaaraadka Carabta ku heyso dowladda Qatar iyo doorkeeda Soomaaliya, iyadoo sidoo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku jirta geedi ay uga baxeyso magaalada Muqdisho, iyadoo ka qaadaneysa gaadiid kala duwan iyo Qalab…
Iimaaraadka carabta oo cilaaqaadka kala dhaxeeya dawladda Soomaaliya uu sii darsanayey ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay halka uu ka…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay qorsheyneyo xayiraad ay ku soo rogto Soomaalida ku nool dalkeeda kadib markii uu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaradka, isagoo ku baaqay…
Dowladda Soomaaliya ayaa hoos u dhigtay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo muujisay inay diayar u tahay…
Shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay magaalada Dahraan ee dalka Sacuudiga ayaa laga soo saaray bayaan dheer oo ku…
Wadahadal lagu doonayo in xal loogu helo xiriirka sii xumaanaya ee dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa u socda madaxda…
Dowladda Imaaradka Carabta ayaa go’aan culus ka qaadatay taageeradii milateri ee ay siin jirtay dowladda Soomaaliya iyo tababarkii ciidamada Milateriga…
Somali officials are said to have stopped a plane from the United Arab Emirates from leaving the country after Emirati…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay dib u celineyso lacag lagu qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ku socotay safaaradda…
Shaqsiyaad taabacsan dowladda Imaaraadka oo isugu jira saxafiyiin iyo dad wax ku qora baraha bulshada ayaa bilaabay weerar cusub oo…
Shirka 7-aad Caalamiga ah ee Culimada Suufiyadda Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
