Wasiirka Arrimaha dibadda Germany oo shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa gelinkii danbe ee shalay gaaray magaalada London.
Browsing: Somalia
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Dowladda Soomaaliya ayaa diiday codsi uga yimid dowladda Masar oo ku saabsan saldhig milateri oo ay ku yeelato dhulka Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay…
Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere oo cajalad maqal soo duubay ayaa shalay uga digay Waalidiinta in ilmahooda ay u diraan…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Turkiga isagoo ugu hambalyeeyay aftidii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Dozens of American soldiers have deployed to Mogadishu to train and equip Somali and AMISOM (African Union Mission in Somalia)…
At least seven people have been killed in a massive car bomb blast in Somalia’s capital, the fourth deadly attack…
Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.
President Donald Trump has given the US military greater authority to attack militants in Somalia.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya u aqoonsaday ‘AAG DAGAAL’ kadib wareegto uu soo saaray Arbacadii oo lagu qeexay arrintan.
Dowladda Kenya ayaa shaacisay qaabkii dib loogu soo celiyay duulimaadkii diyaaradaha ee tooska ahaa Muqdisho ilaa Nairobi.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Faaahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday kulankii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Wararka aan ka heleyno degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Kenya and Somalia today opened a new charter of cooperation by announcing plans to open two border posts and a…
Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Dhigiiisa Dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa Shir Jaraa’id oo Wadajir ah ku Qabtay Xaruunta Madaxtooyada…
Kulan magaalada Nairobi ku dhex maraya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa loo hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
MOGADISHU, Somalia, March 19, 2017 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest possible terms the shooting…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay tallabaadii uu qaaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo booqday degmada Dhoobley.
