Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq ay kasoo saartay xaaladda colaadeed ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, waxay maamullada…
Browsing: Somaliland
Wararkii ugu danbeeyay ayaa ee degaanka Tukaraq ee ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Somaliland ayaa sheegaya in xiisad…
Wararka laga helayo degaanka Tukoraq ayaa sheegaya iska hor imaad saaka ku dhex maray halkaasi ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland.
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ku sigatay inay aqoonsato maamulka la baxay Somaliland, kadib markii uu Adis booqasho ku tegay…
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay dalka Itoobiya.
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digtay shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo cidkasta oo ay quseyso inay isticmaalaan fure…
Madaxweynihii Hore ee Puntland, ahna Senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Somalia Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxmuud Faroole ayaa weerar…
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay xiisada colaadeed ee ka dhex taagan maamullada Somaliland iyo Puntland.
Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo caawa shir degdeg ah ka yeeshay xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka Sool ayaa soo…
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waare ayaa si weyn u taageeray dagaalka ay Somaliland ku qabsatay degaanka…
Maamul Goboleedka Puntland aya War cad kasoo saartay xaaladda Gobolka Sool iyo dagaalka ay Somaliland ku soo qaaday degaanka Tukaraq.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay qabsadeen degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay ku…
Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa dagaal ka dhex qaraxay kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar saaka ku qaadeen aagga…
Wararka laga Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Soomaliland ay saaka la wareegeemy tuulada Tukaraq oo u dhow magaalada…
Guddooomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay inay soo ridayaan diyaaradii amarka Somaliland diida ee hawadooda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaad kasoo yeertay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen oo ku saabsan…
Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka wado magaalada Berbera.
“In aan guulaysanayo waxaan ku gartay in aysan Sacuudi ila jirin”.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadani C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro.
Ciidamoada Booliska Soomaaliland ayaa baadi goobaya Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo si qarsoodi ah ku tegay magaalada Boorame.
