Somaliland iyo dawladda Imaaraadka carabta ayaa la shaaciyay inay kala saxiixdeen heshiis lagu sheegay mid taariikhi ah.
Browsing: Somaliland
Somaliland iyo Khaatumo ayaa heshiis ka kooban shan qodob ku kala saxiixday Hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa.
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Go’aan Ka Soo Baxay Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa loo diiday inuu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.
Qiso la yaab iyo xanuun leh ayaa ka dhacday degaanada Somaliland, kadib markii gabar kasoo jeeda beesha Isaaq ay guursatay…
Dowladda Itoobiya ayaa si bareer ah u jebisay balanqaad ay u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Somaliland ayaa difaacday sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera oo saami aan hore loo ogeyn laga siiyay…
Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka masaafurisay 11 xubnood oo ka socday Jaamacadaha ka dhisan magaalada Muqdisho Ioo shir uga…
Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa si rasmi ah maanta ula wareegtay maamulka Dekadda Berbera ee maamulka la baxay Somaliland.
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dowladda Itoobiya ay qeyb ku leedahay dhaqaalaha Dekada Berbera ee lagu wareejiyay shirkad Dubai World…
Having returned from Hargeisa three months ago I found resilient, tolerant and striving society with a common courtesy and humour…
Hay’adda Gargaarka Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa duleedka magaalada Hargeysa ka hirgelisay Biyo xireenka ugu weyn Soomaaliya.
Hay’adda Khaliif BIn Zayed Al-Nahyan ee arrimaha gargaarka Imaraadka carabta ayaa sheegtay inay biyo-xireen ka hirgalisay magaaladda Hargaysa ee Somaliland, kaasoo…
Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay qaar ka mida koox culimo ah oo dhowaan ku dhawaaqday koox diimeed la baxday Saaddicuuna Bil-xaq.
Wararka laga helayo magaaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun ku diray weriy C/maalik Muuse Coldoon.
Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera.
Maamulada Somaliland iyo Khaatumo ayaa heshiis kale ku saxiixday dalk Jabuuti kadib wadahadallo labada dhinac in muddo ah uga socday…
Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka la baxay Somaliland ayaa dacwado waaweyn oo la yaab leh kusoo oogay weriye C/maalik Muuse…
Dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah maanta u kala saxiixday heshiiskii muranka badan ka taagan yahay…
