Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xorriyadiisa u soo celiso suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xidhan tan…
Browsing: Somaliland
aar ka mid ah shaqaalaha dekedda Berbera ayaa saaka sameeyay shaqo joojin iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan Shirkadda DP World…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in xukun lagu riday nin iska digay haweeney malxisiad ahayd iyo haweeneydii arooska…
Maamulka Somaliland ayaa jawaab ka bixisay codsi la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu Boqortooyada Sacuudiga ka codsaday joojinta saldhigga milateri…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in nin iska dhigay gabar malxiisad oo kiis la yaab leh ka dhigay…
Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa saaka qaadeysa mid ka mid ah kiisaska ugula yaabka badan ee xagga…
Maamulka Somaliland ayaa fadeexad ka raacday xarigii ay u geysteen milkiilaha Telefishanka Universal Axmed Abuukar oo ciidamada booliska Hargeysa xabsiga…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee magaalada Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray milkiilaha Telefishanka Universal.
War Deg Deg Ah Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.
Maamulka Somaliland ayaa jawaab kulul ka soo saaray war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiiska Imaaraadka Carabta ee…
Golayaasha Somaliland ee odayaasha iyo wakiilada ayaa shalay meelmariyay heshiis dowladda Imaaraadka Carabta saldhig milateri uga furaneyso magaalada Berbera. Heshiiskan oo…
Laba kursi oo ka mida Aqalka sare oo ah kuwii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacaya doorashada labada xubnood ee ka haray xildhibaanada Aqalka sare ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi.
Cali Khaliif Galeyr oo shalay loo diiday inuu ka dhoofo magaalada xarunta u ah maamulkiisa ee Buuhoodle ayaa safar dhulka…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka xisbiga UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland u sheegay…
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa magalaada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya Gudoomiyihii Sariflayaasha magaaladaasi oo shalay la xiray uu ku geeriyooday Xabsiga Hargeysa.
