Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay magaaladaasi Maareeyihii Shirkada Dahabshiil ee Laascaanood.
Browsing: Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu magacaabid, isku bedel, iyo Xilka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay muranka ka taagan Aqalka sare iyo dooda ay qabaan xubnaha dowladda…
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka faa’iideystay khilaafka ka taagan arrimaha doorashada Soomaaliya, isagoo cafis u fidiyay siyaasiyiinta…
Raiisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa qarka u saaran inuu xilka iska casilo kadib markii ay…
Ciidamada KU SUGAN Magaalada Buuhoodle ayaa mudd 24 saacadood ah u qabtay inay Magaalada Buuhoodle
Maamulka Somaliland ayaa sii daayay xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland in ku dhow laba toddobaad ay gacanta ku hayeen.
Fariin cajiiba oo uu xabsiga kasoo dhex diray Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ku xiran Hargeysa
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa si weyn loogu canbaareeyay war laga soo xigtay
Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta
Magaalada Hargeysa saddex caruur ah oo walaalo ah ayaa ku dhintay
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada maamulada Puntland iyo Somalilanad oo isku haya Gobolka Sanaag,
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Somaliland ay xabsiga dhigeen fanaanka lagu magacaabo Farxaan Muuse Cige…
Ciidamada Itoobiya ee Liyuu Police ayaa si qorsheysan weriyeyaal uga afduubtay Somaliland kadib markii loogu yeeray xaflad caleemo saaro oday…
DAAWO: Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ku biiray Xisbiga Kulmiye ee Somaliland Dhinaca sare ka daawo Video-ga
Afar qof ayaa ku dhimatay, sagaal kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib markii roobab mahiigaan ah oo laxaad leh, watayna…
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar muddooyinkan la isla dhex marayay oo ku saabsan in munaasabadda 18-ka May ee xuska…
Garyaqaankii guud ee Somaliland Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa toddobaad gudihiis ku noqday Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Arrintan…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay Somaliland ee…
