Waxaa galabta Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka furmay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya.
Browsing: Sports
Waxaa caawa la sameeyay isku aadka xulalka kubadda cagta ee koobka adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka.
Tartankii ciyaaraha maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu ka dhaco magalaada Kismayo ayaa laga wareghay magaaladaasi arrimo farsamo dartood.
A post shared by Nj ?? ? neymarjr (@neymarjr) on Aug 3, 2017 at 12:53pm PDT
Tababarraha cusub ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa la sheegay inuu ka liito ninkii ka horeeyay ee shaqada laga…
Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka…
Orodyahan u dhashay dalka Iiraan oo ka mid ahaa ciyaaryahannada naafada ah ee ka qeyb galaya tartanka Olombikada dadka lixaadkoodu…
Waxaa goor dhoweyd soo gabagabowday qori tuurkii isku aadka Kooxaha Horyaalada Yurub ee Koobka Champions League, waxayna kooxaha oo loo…
Orodyahankii Oromada ee ka goosta dowladda Itoobiya Feyisa Lelisa oo saacado gudahood ku helay 85,000 Doolar.
Orodyahan Itoobiyaan ah oo ciyaaraha olombikada adduunka ee Rio 2016 ka muujiyay xaaladda ka taagan dalkiisa isagoo soo bandhigay diidmadiisa…
War farxad ah ayaa u soo yeeray Mareykanka, Orodyahanka Soomaaliga asalkiisu yahay ee reer Minnesota Hassan Maed iyo Soomaalida kadib markii…
Mar kale ayaa indhaha Soomaalida ay maanta ku sii jeedaa magaalada Rio ee dalka Brazil oo galabta xilliga Muqdisho la…
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Daa’uud Maxamed ayaa lagu wadaa inuu maanta safto kulankiisii ugu horeeyay ee orodka 5000 Mitir oo…
Shaqaalaha kooxda Manchester City ayaa laga daadgureeyay si degdeg diyaarad ay u raaci rabeen magaalada Bucharest ee dalka Romania kadib…
Ninka ugu orodka badan dunida ee reer Jamaica Usain Bolt ayaa taariikh cusub ka dhigay ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Rio…
Orodyahanad Sacuudi ah ayaa taariikh ka dhigtay ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda magaalad Rio dalka Brazil markii ay safatay…
Orodyahanadda Soomaaliyeed Maryan Nuux Muuse oo ahayd gabadha qura ee Soomaaliya uga qeyb galeysa ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku hartay…
Orodyahanadda Maryan Nuux Muuse oo ah orodyannadda qura ee Soomaaliya uga qeyb galeysa ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa lagu wadaa inay…
Kooxda Manchester United ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiis ay dib ula soo wareegtay laacibka Juventus ee Paul Pogba.
Somalia – the nation that produced double Olympic champion Mo Farah – has sent only two athletes to the 2016 Olympic Games…