Kooxda Puntland oo ah horyaalka maamul Goboleedyada dalka kadib markii ay ku guuleystay koobka
Browsing: Sports
Ciyaaryahannada Soomaaliya uga qeybgelin doona ciyaaraha Olymbikada Aduunka ee dhowaan ka furmi doona dalka Brazil
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa dib u dhigay kulanka kama danbeysta ah
Xulka maamulka Jubbaland ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambeysta fiinaalka ee koobka maamulada dalka,
Ciyaartan waxay ka mid tahay tartanka Koobka Maamul Goboleeyda dalka, waxay ka socotaa Garoonka Konis Stadium ee magaalada Muqdisho.
Ciyaartii ugu xiisaha badneyd inuu bilowday tartanka Koobka maamulada dalka ayaa galabta ku dhex maray garoonka Konis Stadium
Ciyaar kale oo ka tirsan tartanka maamul goboleedyada dalka ayaa galabta Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan
Ciyaartii furitaanka Koobka maamul goboleedyada dalka ee maanta dhacday Garoonka Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho
Tartanka Kubadda cagta oo noqonaya kii ugu horeeyay ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho
Xiriirka Kubadda Cagta Yurub UEFA ayaa shaaciyay lacagaha ay heleen xulalkii dalalka Yurub ee ka qeyb galay tartankii EURO 2016…
Xulka Portugal ayaa markii ugu horeysay taariikhda ku guuleystay koobka EURO kadib markii ay hal Gool uga badiyeen xulka Faransiiska…
SAFKA France: Lloris, Sagna, Koscielny, Umtiti, Evra, Matuidi, Pogba, Sissoko, Griezmann, Payet, Giroud Payet ayaa la bedelay, waxaa bedelay K. Coman.…
Laacibka ciyaarta Kubadda Cagta ee Kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lionel Messi ayaa lagu xukumay xabsi gaaraya 21 bilood kadib…
Tababaraha kooxda England Roy Hodgson ayaa xalay iscasilay kaddib markii looga adkaaday 2-1, waxayna la ciyaareen Iceland. England ayaa sidaasi uga…
Cristiano Ronaldo oo xanaaq dartii u tuuraya Qalabka Weriye wareysan lahaa, isagoo markaas la socday ilaaliyeyaal iyo kooxda inteeda kale…
Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska markii ugu horeysay taariikhda kooxdaasi, kadib markii kooxdii ugu soo dhoweyd ee…
Wareega 8-da ee koobka Europa League Cup ayaa goor dhow la sameeyay isku aadkii kooxaha isugu soo haray, waxaana isku…
Isku aadka wareegga 8-da ee Champions League ayaa goor dhoweyd la sameeyay, waxayna kooxaha isugu soo aadeen sida soo socota:…
Musharaxa lagu magacaabo Gianni Infantino ayaa goor dhow ku guuleystay Guddoomiyaha ururka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA kadib doorasho la…
