In ku dhow 200 saxafi ayaa caawa xaflad sagootin ah oo aan loo kala harin u sameynaya Guddoomiyaha xilka banneynaya…
Browsing: Taabit
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ee Xafiiska sii baneynaya ayaa magacaabay Guddiga Xilwarerjinta.
Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada iyo kuwa NISA ee la wareegay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday saaka kadib markii ay…
Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida…
Labo ka mid ah shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Khayre ayaa sabab layaab ah looga eryay shaqada. Arrintan ayaa ka…
Waxaa caawa lasoo afjaray xiisadii ka dhalatay maamulka G/Banaadir iyo xil ka qaadistii guddoomiyihii G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay xil ka qaadista uu ku sameeyay Madaxweyne…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo.
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, safiirkii ugu danbeeyay ee loo magaacabay UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xaalada ka socta…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame si weeraray qaabka xil ka qaadista ee madaxda hoggaanka dowladda Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan Maxamed C/llaahi…
35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta MW Farmaajo…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye cusub uu maanta yeelanayo Gobolka Banaadir, kadib…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada ammaanka ay la wareegeen xarunta Gobolka Banaadir iyo xarumaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa lagu daadiyey magaalada Muqdisho.
Kulan ay caawa isugu yimaadeen Golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayay cod gacantaag ah ku doorteen guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu noqdo…
24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday olole ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaasoo…
9 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho iyo xal u…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war cad kasoo saaray warkii kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee ku saabsanaa dhulka danta guud…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa diiday dalab uu hordhigay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ku…