Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ee mar kale xilka loo doortay ayaa qaaday weerarradii ugu cuslaa oo uu doonayo inuu Jabhadda Tigray…
Browsing: Tigray
Jabhadda Xoreynta Tigray TPF ayaa shaacisay inay dib u qabsadeen magaalooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Axmaarada oo ay hore…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda dowladda Eritrea ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku kusoo rogay Taliyaha guud ee ciiadmada dalkaasi, kadib…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea loo heysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka dhan ah…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta soo saaray baaq aan hore loo arag, isagoo ku boorriyay “dhammaan Itoobiyaanka awoodda…
Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii faafay gobollada kale ee Amxaarada iyo Cafarta, iyadoo laga cabsi qabo inuu dagaal…
Ciidamad Jabhadda Tigray ee Itoobiya ayaa la qabsaday magaalada Lalibela ee taariikhiga ah, kana tirsan is-maamulka Amxaarada.
Taliyah ciidamada Jabhadda ee Tigray Gen. Tsadkan Gebretensae ayaa digniin culus u diray dowladda Itoobiya, isagoo sheegay sida kaliya ee…
Dagaalka Waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa kusii fidiaya is-maamullada kale ee Itoobiya, kadib weerar ay qaadeen ciidamada Tigreega oo galay…
HoggaankaJabhada TPLF ee gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia ayaa shaaciyeyin ay sii daayeen ilaa kun askari oo ay ku qabsadeen…
Xaaladda Itoobiya ayaa kasii dareysa iyadoo ay dagaallo culus ka socdaan Gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya oo jabhadda TPLF ay…
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa dhaartay inuu iska caabin doono, kana hortegi doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib weerarrada rogaal…
Ciidamada Jabhadda Tigray ayaa shaaciyey inay dib u qabsadeen magaalada Korem, oo 170km koonfur ka xigta caasimadda Gobolka Tigray ee…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta khudbad u jeediyey Baarlamaanka Federaalka dalkaasi, iyadoo su’aalo laga weydiiyey xaaladda dalkaasi, gaar…
Ciidamada Jabhadda Tigray ee TPLF oo dib ula wareegay caasimadda Gobolkooda ee Makelle iyo magaalooyin kale ayaa sheegay inay sii…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray ee TPLF ay qabsatay caasimadda Gobolka Tigray ee…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ereteriyaay xilligan maamusho qeybo ka mida Gobolka Tigray ee dalkaItoobiya.
Dowladda Eritrea ayaa eedeyn culus u jeedisay Mareykanka, iyadoo ku eedeysay inuu taageerayo jabhadda Tigreega ee dagaalka wada.
Warbixin la fialyo inay dhowaan kasoo baxdo Guddiga Xuquuqda Insaanka Qaramada Midoobay ee Xaaladda Eritrea ayaa lagu xusay wararka sheegaya…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeyay qirtay in ciidamada Eritrea ay galeen, kana dagaalamen Gobolka Tigray, kadib…
