Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Debretsion Gebremichael ayaa meesha ku gacan seyray digniin kasoo yeertay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy…
Browsing: Tigray
Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ay la wareegeen magaalooyinka Gobolka Tigray ee Aksum iyo Adwa, iyadoo xukuumadaasi dalkaasina ay…
Agaasimaha Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dowladda Itoobiya oo ku saabsan inuu…
Xil ka qaadistii Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa su’aalo badan dhalisay, iyadoo timid 24 saac kadib markii qoraal…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aan ay kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kadib markii…
Dowladda Itoobiya ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo saraakiil Tigree ah iyo kuwa la shaqeeeyay oo uu ku jiro…
Dowladda Soomaaliya ayaa mowqif nabadeed oo dhexdhexaad ah ka qaadatay dagaalka ka socda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, iyadoo dhinaca…
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa hub ka dhigis ku sameeyay askarta kasoo jeeda Tigreeha ee ka mida ciidamadaasi…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidamadeeda guulo ka gaareen dagaalka ka socda Gobolka Tigray, ayna ku dhow yihiin caasimadda Mekelle.
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunke ee WHO inuu ku howlan yahay sidii uu taageero diblomaasiyadeed iyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay dhammaatay mudaddii 3-da maalmood ahayd ee loo qabtay inay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in qaab nabadeed lagu xaliyo colaadda ka taagan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidammada dowladda ay qabsadeen magaalada istaraatiijiga ah ee ku taalla Koonfurta Gobolka Tigray.
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay waanwaan la sheegay inuu madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ka dhex wado madaxda Gobolka Tigreeya iyo dowladda…
Madxweynaha Gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay sii wadi doonaan gantaalaha ay ku weerarrayaan Ertirea, isagoo xaqiijiyey in gantaaladii…
Wararka laga helayo caasimada dalka Eritrea ee Asmara ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ku dhaceen Gantaallo saacado kadib markii ay…
Is-maamulka Gobolka Tigreega dalka Itoobiya ayaa ku hanjabay inuu weerar ku qaadayo dalka Ertirea oo uu ku eedeeyay inu qeyb…
Wararka laga helayo Gobolka Amxaarada ayaa sheegaya in ciidamada Tigreega ay weerar Gantaallo ku qaadeen Garoomo ku yaalla magaalooyinka Bahirdar…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya in dowladda Itoobiya ay ciidamado fara badan oo kumanaan ah kala baxday Soomaaliya, kuwaasoo…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Dr. Mulu Nega u magacaabay madaxweynaha Gobolka Tigray, kadib markii dacwad lagu soo oogay…
