Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wararkii uu danbeeyay ee Dagaalka Tigray iyo Itoobiya oo beenisay inuu Waanwaan bilaabayo Midowga Afrika

    Wararkii uu danbeeyay ee Dagaalka Tigray iyo Itoobiya oo beenisay inuu Waanwaan bilaabayo Midowga Afrika

    November 21, 2020Updated:November 21, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ay la wareegeen magaalooyinka Gobolka Tigray ee Aksum iyo Adwa, iyadoo xukuumadaasi dalkaasina ay beenisay waanwaan la sheegay inuu wado Midowga Afrika.

    Afhayeen ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xooggagii Tireega ee kula dagaalamayay magaalooyiinkaasi ay is dhiibeen. Magaalada Aksum ayaa ka mida magaalooyiinka ugu waawayn gobolka Tigrey, halka magaaalada buuraleyda ah ee Adwa sidoo kale lagu tilmaamay magaalo istaraatiji ahaan muhiim ah.

    Ma jirto cid madax bannaan oo xaqiijisay sheegashada dowladda Itoobiya oo gebi ahaan jartay Isgaarsiinta iyo khadkii internet-ka ee gobolka Tigray.

    Dhinaca kale Midowga Afrika ayaa magacaabay Guddi madaxweynayaal hore ah oo waanwaan ka dhex bilaaba dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigreega, Guddoomiyaha xilligan ee Midowga Afrika Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa magacaabay madaxweynayaashii hor ee Mozambique Joaquim Chissano, Liberia Ellen Johnson-Sirleaf iyo South Africa Kgalema Motlanthe.

    War kasoo baxay xafiiska xaaladad degdega ha ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed uu la kulmi doono Guddoomiyaha Midowga Afrika, waxaana lagu beeniyey wararka ku saabsan waanwaanta la sheegay inu Midowga Afrika ka dhex bilaabayo dagalaka Tigray.

    Waxay kaloo Itoobiya beenisay wararka lagu sheegay in Guddiga madaxweynayasha hore ay tegayaan dalka Itoobiya si ay u dhexdhexaadiyan dowlada Itoobiya iyo Jabhada TPLF, taasoo ay been abuur ku tilmaameen.

    Qaramada Midoobey ayaa doonaysa in la sameeyo tub gargaarka bina’aadanimo loo mariyo dadka uu saameeyay dagaalka labada toddobaad u dhaxeeya Militariga fedaraalka Itoobiya iyo xoogagga Tigrey.

    Horraantii toddobaadkan ciidamada dowladda dhexe waxay la wareegeen magaalooyiinka Shire iyo Raya. Rai’sul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ciidamadiisa ay iminka kus ii siqayaan caasimadda Tigrey ee Mekelle.

    Abiy Ahmed Ethiopia Tigray
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa kasoo baxay kulankii dhex maray Xasan Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur? (Kheyre oo raaligelin bixiyey)
    Next Article Shirkii Musharixiinta Madaxweynaha ee Muqdisho oo furmay & Magacyada xubnaha ka qeyb galaya (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo