Ciidamo ilaalo u ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur ayaa caawa gacanta ku dhigay laba dabley ah oo…
Browsing: Toogasho
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay toogasho ku dishay sarkaal sare oo u qaabilsanaa ururinta Zekada kooxdaasi ka qaado degaanada…
Kooxda Alshabaab ayaa fulisay dilal toogasho ah oo ka dhacay degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd fal toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay qaab cusub u khaarijiyeen mas’uul ka tisan Gobolka Banaadir.
Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdishoku dhisay Nabadoon Caan ahaa.
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay toogasho ku dishay xubno ka tirsanaa kooxda oo…
Mid ka mida Jeneraalada ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka badbaadya isku dal dil oo kooxo hubeysan ay doonayeen inay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dal dil ah uu galabta ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa Kooxo hubeysan ay Magaalada Muqdisho ku toogteen qof ka mida ergadii dooratay…
Magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu toogtay nin soo abaabulay weerar qarax ahaa oo laga fuliyay suuqa beerta, degmada Waaberi, magaalada…
Kooxo hubeysan ayaa ugaaskii nabadoonkii saddexaad oo wax kasoo doortay Baarlamaanka Soomaaliya ku toogtay xaaladda laba-dhagax ee magaalada Muqdisho.
Saaka ayay ahayd markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogasho ku dileen darawalka gaari BL ah agagaarka Garoonka diyaaradaha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.
Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka…
Wararka laga helay o magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dil toogasho ah lagu fuliyay askari xukun dil ah hore…
Weerar dil ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamada dowladda galabta ku khaariyay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
