Browsing: Top
Guddiga Doorashada ee Galmudug ayaa goor dhoweyd shaaciyey Doorasho aan lagu tartamin oo ka dhacday magaalada Dhuusmareeb.
Dowladda Kenya ayaa UK u gacan gelisay muwaadiniin Somali-British ah oo loo haystay dacwad dil ah oo uu ka geystay…
Dagaal Beeleed qasaare badan dhaliyey ayaa ka socda degaanka Haraale ee Galbeedka degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulamadii ugu horeysay la yeeshay madaxda dalkaasi.
Waxa goor fhoweyd lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarnta maamulka Hirshabelle doorashada kursigii labaad e ee Golaha shacabka Baarlamaanka…
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa saaka ka bilaabatay doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Abu Dhabi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Isutagga…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacaya doorashada 5 ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana ka mida kursi uu ku fadhiyo…
Halkee Safiir Larry André looga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga..? (Akhriso)
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraani Jeyte Cusmaan ayaa si weyn uga hor yimid dalabka xukuumadda Xilgaarsiinta ee ah in ciidmada dowladda laga…
