Magaalada Kismaayo ayaa looga dhawaaqay in la mattaaneeyay magaalooyinka Antalya ee dalka Turkiga iyo magaalada Kismaayo.
Browsing: Turkey
Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 16 dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay…
Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa booqasho ku imaan doona Soomaaliya, socdaal uu ku marayo Afrika.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yarisow) ayaa dhul ku yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan degaanka Jasiira ku wareejiyay Ciidanka…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga waxaa maanta ka furmay shirka Afrika iyo Turkiga oo ah madal kulmisa Turkiga iyo Afrika.
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda…
Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa muddo sanad ah u kordhiyay xilliga Ciidamada dalkaasi ka howlgalayaan dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.
Meleteriga Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in sideed askari looga dilay dalka Suuriya gaar ahaan waqooyiga dalkaasi oo dagaalo qaraar ay…
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland ay diyaar…
Imaamka Beesha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa casuumaad u sameeyay Safiirak Turkiga u fadhiga Soomaaliya Olgan Beker.
Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhaartay in dagaalka ka dhanka ah Kurdiyiinta Waqooyiga Suuriya uu wadi doonaan ilaa…
Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga.
Turkiga ayaa sii wada dagaal xoog leh oo uu ku qaaday Kurdiyiinta Suuriya ee ka taliya magaalada Cirfiin ee ku…
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay weerar uu ku qaado laba goobood oo ku yaalla wuqooyiga Suuriya oo ay gacanta ku…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay heshiisyo ganacsi oo ay lasoo gashay Turkiga shir dhowaan ka dhacay magaalada Ankara.
Dowladaha Imaaraadka iyo Masar ayaa xaalad dagaal geliyay dalka Suudaan, kadib markii uu dalkaasi booqday madaxweynaha Turkiga, isla markaaha heshiisyo…
