Gabar yar oo 3-sano jir ah ayaa laga soo saaray burburka Daar ku duntay dhulgariirkii Jimcihii ka dhacay magaalada Izmir…
Browsing: Turkey
Madaxweynaha Turkiga ayaa mahadcelin u diray madaxda dalalka caalamka ee dalkiisa garab istaagga iyo taageerada u fidiyey, kadib dhul gariirkii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhulgariir xoog leh oo Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, oo…
Sheekha caanka ah ee Soomaaliyed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa saaka salaaddii Subax Imaam ka noqday oo dadka ku…
Waxaa dunida islaamka kusii xoogeysanaya ololaha lagu mamnucuayo iibinta iyo iibsiga wax soo saarka iyo Ganacsiga dadka Faransiiska, kadib markii…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan si cad u sheegay in Turkigu uu bilaabay tijaabinta Gantaalaha difaaca cirka casriga ah ee…
Warbaahinta Turkiga ayaa faafisay in Wasiir loo magacaabay mas’uul ku hadla luuqada Turkiga, isla markaana ka baxay Jaamacad ku taalla…
Haweeneeydi u dooneyd ee ay u ballansanaayeen inay is-guursadaan Saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in keyd kale oo shidaal uu dalkiisu helay, kadib shir jaraa’id…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda Imaaraadka Anwar Qarqaash ayaa weerar afka ah ku qaaday ciidamada Turkiaga ee jooga dalka Qatar, isagoo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa difaacay ciidamada Turkiga ee ku sugan dalka Qatar, isagoo sheegay in ciidamadaasi ay qeyb…
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Turkiga ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda wiilka Soomaaliyeed ee Guuleed Cabdi oo Turkiga lagu martiqaaday,…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa meel mariyey heshiis waxbarasho oo dhex maray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.
Bandhigga weyn ee Teknofest oo Turkiga lagu soo bandhigo Qalabka Tiknologiyada ee diyaaraduhu ka mid yihiin ayaa lagu casuumay wiilka…
Waxaa Dekadda magaalada Muqdisho ka shaqo bilaabay Markabkii Ganacsi ee ugu horeeyay oo laga leeyahay dalka Jabuuti, kaasoo isku xiri…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa digniintii ugu cusleyd abid u jeediyey Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo xiisad weyn ay…
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Soomaaliya Dr. Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta magaalada Ankara kulan kula yeeshay Guddoomiye…
Dowladda Turkiga ayaa Gaadiidka Gaashaaman ee casriga ah ugu deeqday ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray saldhiga SomTurk ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu dalkiisu helay Keyd Gaas dabiici ah kii ugu weynaa taariikhda dalkaasi,…
Dowladda Soomaalia ayaa magaalada Istanbul ee talka Turkiga heshiis cusub oo bilow ah kula saxiixatay shirkadda maamusha Dekadda Muqdisho ee…
