Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Waa kuma Wasiirka Afka Turkiga ku hadla ee ka mid noqday Golaha Wasiirada cusub..? (Turkiga oo soo dhoweeyay)

    Waa kuma Wasiirka Afka Turkiga ku hadla ee ka mid noqday Golaha Wasiirada cusub..? (Turkiga oo soo dhoweeyay)

    October 21, 2020Updated:October 21, 20202 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Wasiir Jaamac
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbaahinta Turkiga ayaa faafisay in Wasiir loo magacaabay mas’uul ku hadla luuqada Turkiga, isla markaana ka baxay Jaamacad ku taalla Turkiga.

    Wakaalada Wararka Turkiga ayaa qortay in C/qaadir Maxamed Nuur uu ka mid noqday Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, loona mgacaabay Wasiirka Cadaaladda, kaasoo heysta Shahaadada koowaad ee Xiriirka caalamiga ah oo uu ka qaatay Jaamacadada Ankara.

    Wasiirka cusub ee Cadaaladda Soomaaliya ayaa kasoo shaqeeyay safaaradda Soomaaliya ee Turkiga, wuxuuna fiican ugu hadli karaa luuqada Turkiga. Isagoo u warramay wakaalada wararka ee Anadolu ayuu sheegay in xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya uu yahay mid dareen walaalnimo ku dhisan oo aanu ahayn mid siyaasadeed.

    Dhinaca kale Wasiirka Cadaaladda Turkiga Abdulhamit Gül ayaa hambalyo usoo diray Wasiirka cusub ee Cadaaladda Soomaaliya, wuxuuna u rajeeyay inuu xiriir fiican dhex mari doono labada wasaaradood ee labada dal.

    Wsaiirak cusub ee Cadaaladda Soomaaliya oo muddo ku noolaa Turkiga ayaa barihiisa Bulshada siiba twitter-ka wuxuu in badan ku qoraa luqada Turkiga, isagoo mar sheegay inuu mushaarkiisa Bil ugu deeqay olole tabarucaad ah oo dalka Turkiga ka socday kaasoo lagu saacadiyey ka hortagga cudurka Coronavirus.

    C/qaadir Maxamed Nur (Jaamac) oo dad badan u arkaan in xilka loo dhiibay ee Wasiirka caddaaladda aanu khibrad u lahayn ayaa inuu golaha wasiirada cusub ka mid noqdo waxaa ka danbeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh oo saaxiib gaara iyo la-taliye u ahaa.

    C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac Turkey Wasiir Turki Wasiirka Cadaaladda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaweeneydii u dooneyd Weriyihii la dilay ee Jamal Kashoqgi oo Dacwad kusoo oogtay Dhaxal-sugaha Sacuudiga
    Next Article Laba Haween oo lasoo bandhigay kadib markii ay xadeen Wiil yar oo 2 sano jir ah (Daawo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo