Dhaawacyo gaaraya 35 qof oo ka mida kuwii ku waxyeeloobay Qarixii argagixiso ee Muqdisho ayaa caawa ka degay magaalada Ankara…
Browsing: Turkiga
Wasiirka caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan oo saaka booqasho ku yimid Muqdisho ayaa keenay dhaqaatiir iyo daawo,isagoo hore u sii raacay…
Qaar ka mida dhaawacyadii ugu liitay dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii weynaa ee magaalada Muqdisho ayaa saaka laga dhoofiyay Garoonka Aadan…
Wasiirka Caafimaadka Turkiga Dr Ahmet Demircan wafdi u badan dhaqaatiir ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay shan dal oo ku yaboobay gargaar caafimaad, kuwaasoo soo diraya gargaar kala duwan oo…
Madaxwyenaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad oo gargaar degdeg ah ku qalabeysan oo diro magaalada Muqdisho.
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo kasoo laabtay dalka Turkiga ayaa faahfaahin…
Iyadoo ay sii kordheyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Turkiga iyo Mareykanka ayuu madaxweynaha Turkiga ku dhawaaqay inaysan dowladiisa aqoosaneyn Safiirka Mareykanka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan iskaashi dhinaca beeraha ah.
Maamulka Somaliland ayaa shaacoyay inay isha ku hayaan saldhiga millatari ee Turkigu ka furtay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray saldhiga milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Munaasbadda furitaanka Saldhiga milateri ee Turkiga ayaa bilaabatay, iyadoo ay halkaasi gaareen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkiga.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda xaflad si rasmi ah loogu furayo saldhigga tababarka milateriga Turkiga ka dhigay magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay Dhismaha Dugsiga barashada Duulista Diyaaradaha oo maanta dib loo furay.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay tegay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
Saldhiga Milateri ee Turkiga ka hirgeliyay magaalada Muqdisho loo diyaariyay in la furo maalmo gudahood, iyadoo si rasmi ah loo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi Jaamac C/llaahi Maxamed.
Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul…
