Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladda kaliya ee sida tooska ah u kabta miisaaniyadda dowladda Federaalka, iyadoo ku dhawaaqday malaayiin doolar…
Browsing: Turkiga
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Turkiga isagoo ugu hambalyeeyay aftidii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku eedeeyay Turkiga inuusan fahamsaneyn xaaladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu ku guuleystay aftidii guud ee dadweynaha dalkaasi.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga oo maanta booqday magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay Guddiga Qaran ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga Veysi Keynak oo maanta yimid…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku wareejiyay 52 Gaari oo waaweyn iyo Warshadaha dhismaha oo…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mehmet Simsek iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud aya soo dhoweyn maamuusa ah loogu sameeyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed.
Shirkad Turki ah oo ka mida shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa lacag ugu deeqday dadka abaaraha ku dhufteen ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka Turkiga u qaaday saddex qof oo ka mida qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay…
Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya.
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole loogu gurmanayo dhowr dal oo abaaro ba’an ay ku dhufteen, isla markaana xaalad ba’an…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar.
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara caawa la yeelatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo kooxdii lasoo shaqeysay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu isbitaal ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku qabsaday…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa laga yaabaa inuu dalkiisa sii xukumo ilaa sanadka 2029-ka.
