Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqday qabriga aasaasaha Imaaraadka Carabta.
Browsing: UAE
Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ka mid tahay dowladaha qaniga ah ee Khaliijka, waxayna saaxiib dhow la tahay Mareykanka
Ciidamo cusub oo Imaaraadku tababarray ayaa maanta dhoolatus weyn ku soo bandhigay xero ku taalla magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa caaawa gaaray magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya lagu casuumay booqasho uu ku tago dalka Imaaraadka Carabta.
Guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Mooshin laga furayo Saldhigga Milateri ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso Magaalada Berbera.
Dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah maanta u kala saxiixday heshiiskii muranka badan ka taagan yahay…
Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen in heshiiska dowladda Imaaraadka Carabta ay saldhigga milateri ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Mooshin xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay wadaan oo ku saabsan saldhiga milateri ee Imaaraadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaalaha ka howlgala safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho loo diiday mushaarkoodii isla…
Ilo diblomaasiyadeed ayaa xaqiijiyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka carootay haddallo kasoo baxay dowladda Sooomaaliya oo ku saabsan heshiis ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Safiirkii dowladda Imaaraadka Carabta u qaabilsanaa Soomaaliya oo la sheegay in la bedelay.
Aqoonyahan C/salaan Xaaji Ismaaciil ayaa ka hadlay heshiiska muranka badan ka taagan yahay ee saldhigga Berbera ee milateri lagu siiyay…
Saraakiisha dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ku tababarra ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay shaqada ka eryeen ciidamo badan…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka mida dowladaha faraha kula jira arrimaha Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq lidi ku ah dowladda cusub durba…
Qarax lagu soo xiray gaari ayaa ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Maanabooliyo ee degmada Shibis.
Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay wadahadal magaalada Abu Dhabi uga socday madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland.
Kulamadii qarsoodiga ahaa ee dalka Imaaraadka Carabta ku lahaayeen madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi ayaa soo…
