Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa dhammaantood looga yeeray dalka Imaaaraadka Carabta oo ay si hayaan ay u wada tageen.
Browsing: UAE
Dowladda Khaliijka carbeed ee Imaaraadka Carabta ayaa faragelin aan hore loo arag oo toos ah ku heysa doorashada 2016 ee…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal raali gelin u muuqda oo aan wax munaasbad ah lahayn kaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kale ku tegay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmay dhaxal sugaya dalkaasi Sheekh…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa balanqaaday inay xayiraadda ka qaadeyso xoolihii Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalkasi oo xayirnaa tan iyo…
Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ka mid tahay dowladaha qaniga ah ee Khaliijka, waxayna saaxiib dhow la tahay Mareykanka oo milateri …
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani ayaa maanta toban baabuur oo isugu jirta Gaadiidka Ciidanka, Ambalaas, Booyad…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar kale ugu baxay dibadda isagoo mar kale ka degay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax dhigay dhismaha safaarad cusub oo Soomaaliya ay ka dhisaneyso magaalada Abu Dhabi ee…
Imaaraadka Carabta ayaa Doomaha dheereeya ee ciidamada Badda adeegsadaan ugu deeqday ciidamada Badda Soomaaliya. Wasiirka amniga gudaha Federaalka C/risaaq Cumar…
Dhaxal-sugaha Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta Sheekh iyo Taliye kuxigeenka ciidamada qalabka sida Maxamed Bin Zayid Aala-nahyaan ayaa madaxtooyada…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo doorkeeda arrimaha Soomaaliya sii xoogeysanayo ayaa ciidamada dowladda Federaalka ugu deeqday Gaadiidka gawaarida gaashaaman ee ciidamada,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii…
