Browsing: UAE
Maxaa keenay inay Dalalka Khaliijka ka gaabsadaan Dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine?
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa bilowday inay gargaar degdega soo gaarsiiso Soomaaliya, si xaaladd abaaraha dalka wax looga qabto, kadib socdalakii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa aad usoo dhoweysay raaligelintii uu ka bixiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulamadii ugu horeysay la yeeshay madaxda dalkaasi.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku sugnaa magaalada Abu Dhabi xilliga weerarku dhacay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Isutagga…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Dowladda Imaaraadka ayaa ku hanjabtay inay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii ay Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi…
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Abu Dhabi ee dalkaasi, kadib weerar…
Prime Minister pledges to give money back to Emirates
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dastuuriga ah uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga…
Golaha Midowga Musharixiinta soo saaray qoraal dedgega oo ay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uga mahad celinayaan inuu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta qaaday tallaabo uu kusoo celinayo xiriirkii xumaaday ee Soomaaliya iyo Imaaraadka…
