Browsing: Uganda
Booliska dalka Uganda ayaa faahfaahin iyo xog yaab leh ka bixiyey qaraxyo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kampala ee caasimadda…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa ergay ahaan ugu soo diray Soomaaliya Taliyaha ciidmaada dhulka ee dalkaasi Gen.Muhorzi Kainerugaba.
Madaxweynaha dalka Uganda Yowweri Musaveni ayaa qirtay in ciidamadiisa Soomaaliya ee ka tirsan howlgalka AMISM ay dhowaan gobalka Shabeelada hoose…
Hadal heyn weyn iyo diidmo wadata caro ayaa ka dhalatay dalka Uganda, kadib markii toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan…
Dabley hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday Kolonyo uu la socday Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee dalka Uganda Gen.…
Dowladda Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda ka howlgala Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM ee jooga Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira…
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhammaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo kusii jeeda dalka Uganda.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM…
Madaxweynaha dalka Uganda ayaa hoggaaminaya doorashada dalkaasi, kadib markii uu si weyn ugu horeeyo codadka la tiriyey ilaa iminka.
Wararkii ugu danbeeyay doorashada guud ee dalka Uganda aaa sheegaya in Musharaxa Bobi Wine oo ugu horeeya mushariixinta mucaaradka ee…
Militariga dowladda Uganda ayaa shaaciyey inay diyaarado dagaal geynayaanSoomaaliya si loo taagereo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo dagaalka kula…
Dalal cusub oo Afrika ah ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus, iyadoo ay sii yareenayaan dalalka dunida ee aanu…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa taliye cusub u magacaabay ciidamada ka jooga Soomaaliya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shirweynaha Q/MIdoobay ee Dadweynaha iyo Horumarka ee magaalada Nairobi ayaa kulan…
