Madaxtooyada Kenya ayaa beenisay in socdaalkii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta shalay ku tegay degmada Dhoobley ay abuurtay xiisad diblomaasiyadeed.
Browsing: Uhuru Kenyatta
Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay tallabaadii uu qaaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo booqday degmada Dhoobley.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa socdaal lama filaan ah oo qarsoodi ahaa ku tegay gudaha Soomaaliya, isagoo booqday ciidamada Kenya…
Waxaa hadda soo gaaray Garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi uu horkacayo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu bedelay go’aankiisii hore ee ahaa ka qeyb galka caleemasaarka madaxweynaha cusub…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaar gaara u diray madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
War ay faafisay madaxtooyada Kenya ayaa lagu faahfaahiyay sida madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ugu guuleystay in xayiraadda laga qaado Qaadka…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si toos ah arrinta joojinta Qaadka kala soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa shir gaara ku yeeshay magaalada Nairobi.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM uu kala bixi doono…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah ku qabtay goor dhow…
Kulankii madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo Soomaaliya Uhuru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo qaatay muddo saddex saacadood ah ayaa lagu…
Kulan heer madaxweyne ah ayaa maanta xarunta madaxtooyada Kenya ku dhex maray madaxwenayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa shalay fowdo ka sameeyay khudbad uu Baarlamaanka dalkaasi ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa laga soo xigtay war ka yaabiyay dadka reer Kenya, kadib markii isagoo jooga dalka Israa’iil…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka qeyb galay munaasabad gawaari gaashaaman oo dowladiisa u soo iibisay ciidamada Booliska dalkaasi lagu…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM si awood loogu siiyo ciidamada…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa khudbad u jeediyay shacabkiisa, isagoo kala hadlaya xaalada weerarkii kooxda Alshabab ku qaaday ciidamada dalkiisa…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray askartii uga dhimatay dagaalkii qaraaraa ee kooxda Alshabaab ku qaaday xerada…
105 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa mooshin xil ka qaadis ah u diyaariyay madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta, iyagoo…
