Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa weerarro duqeymo Aroortii saaka ku qaaday magaalooyin ka tirsan dalka Suuriya, iyadoo ugaa jawaabay …
Browsing: UK
Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inay dunida dib ugu laabatay dagaalkii qaboobaa ee bilowday kadib dagaalweynihii labaad ee…
Wasiiru Dowlaha waddanka Ingiriiska u qaabilsan Ciidamada Qalabka Sida Mudane Mark Lancaster oo booqasho ku jooga Muidsho ayaa booqday ciidamada…
Aasaasha iyo maamulaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ee Faecbook ay khaladaad samaysay taasina…
Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ee dalka Ingiriiska uga qeyb gala ciyaaraha orodada ayaa sheegay in ilaalada garoon ku…
Wararka ka imaanaya Dalka ingiriiska ayaa sheegaya in labo wiil oo Soomaali midna la dilay, kan kalena la dhaawacay, kadib…
Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Khadar Saalax ayaa lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Magaalada London ee dalka…
Gabadh muslimad oo u dhalatay dalka Britain islamarkana waxyaabaha la isku qurxiyo ku xayaysiiso baraha internet-ka Amena Khan ayaa shaacisay…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bisha Feebaraayo, wuxuuna sheegay…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa ka digay halista ay leeyihiin baraha bulshada ee loo isticmaalo sida aanan xilkasnimada…
fanaanka Soomaaliyeed ee da’ada ah Maxamed Axmed Qoomaal ayaa maxkamad ku taal dalka Ingiriiska waxa ay ku heshay dambi ah…
Burcad internet-ka oo luqadda Ruushka ku hadlaysay ayaa looga shakinayaa in ay dheceen $10 milyan oo dollar oo ay ka…
Ra’iisal wasaaraha UK Theresa May ayaa jawaab u dirtay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, iyadoo sheegtay inuu ku khaladanaa sii faafinta…
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trumpo ayaa weerar dhinaca afka ah ku qaaday Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska haweeneyd Theresa May, kadib dood ka dhalatay…
Orodyahanka heer caalami ee Mo Farah ayaa si rasmi ah loo guddoonsiiyay Darajada AY bixiso Boqarada Ingiriiska ee yaqaano Knighhood.
Magaalada Muqdisho oo sanadyadii lasoo dhaafay Amnigeedu soo hagaagaayay waxaa ku sugan ciidamo badan oo kala socda dalalka Caalamka, kuwaasoo…
Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin…
Safiirkii dowladda Soomaaliya ugu magacawnaa dalka UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay inuu xilka uga tegay dhaqaale darro.
Mid ka mida danjireyaashii uu magacaabay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib loogu soo celiyay iyadoo shan bilood kadib magacaabiddiisa…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday gaari uu ka dhacay meel u dhow xarunta Matxafka…
