Nin aad u xanuunsan oo lagu magacaabo Noel Conway, islamarkaasna nolosha ka quustay ayaa doonayay in uu nafta is dilo,…
Browsing: UK
Booliska Ingiriiska ayaa qabtay nin 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii shalay London lagula beegsaday…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax laga maqlay Tareen dhulka hoostiisa mara magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Kolonyo baabuur xamuul ah oo aan badnayn oo qayb ahaan uusan darawal wadin ayaa lagu tijaabin doonaa wadooyinka waawayn ee…
Nin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay dalka Ingiriiska, sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi.
More than 1.4 million children in the east African nation are malnourished and half the country does not have enough…
Wasiir ka tirsan dowladda UK ayaa booqasho aan la shaacin ku tegay magaalada Muqdisho, isagoo kulamo kala duwan la yeeshay…
Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.
Warbixin ay soo saartay hay’ad samaysa daraasaadka ee Ingiriiska ayaa Boqortooyada Sacuudiga ku eedeysay inay tahay dalka ugu weyn ee…
Dowladda Ingiriiska ayaa lacag malaayiin Doolar ah oo hore leh ugu deeqday gargaarka abaaraha Soomaaliya.
The United Kingdom has announced an additional aid package of 60 million British pounds (about $77 million) to Somalia to…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta garoonka la kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK Priti Patel oo booqashadeedii labaad…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaabkii loo farsameeyay qarixii lala beegsaday magaalada Manchester ee dalka UK.
Xisbiga haya tallada dalka Britain ee ay hogaamiso ra’iisul wasaare Theresa May ayaa lumiyay aqlabiyadda uu ku lahaa baarlamaanka ka…
Booliska magaalada London ayaa waxa ay sheegeen in ay rumaysan yihiin in lix qof ay ku dhinteen in ka badan…
Waxaa soo baxaya faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan is-miidaamiyaha qarxiyay xafladii magaalada Manchester.
Milkiilaha Maqaayadaha caanka ah ee The Village ayaa Qoraal dacwo ah u diray wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating.
Ninkii ka danbeeyay qarixii ka dhacay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa la macgaabay.
