Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay qaraxa ka dhacay magaalada Mancherster ee dalka Ingiriiska.
Browsing: UK
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoog leh oo xalay ruxay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.
Qarax xoog leh ayaa ruxay magaaada Manchester ee daka Ingiriiska xalay xilii dambe, iyadoo lala beegsaday goob uu ka socday…
Dacwad oogayaasha dalka Sweden ayaa sheegay inay joojiyeen baaritaan kufsi oo muddo toddoba sano socday, kaasi oo ka dhan ahaa…
Ra’iisal wasaaraha UK Theresa May ayaa shirka ka tagtay madasha shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya kadib markii ay khudbad…
Qaar ka mida dowladaha Midowga Yurub iyo IGAD ayaa la sheegay inay ka gows qabsadeen qaarkoodna qaadacsan yihiin shirka caalamiga…
Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ayaa noqotay xarunta ugu dhaqdhaqaaqa badan dhinaca siyaasadda ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf] ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Micheal Keating.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho kadib doorashadiisii, iyadoo aan…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan Muqdisho kadib markii loo doortay madaxweyne ayaa kulamo la…
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Wadani.com ayaa ogaatay in Qorshaha Amniga Qaranka (Somali National Security artichecture) uu yahay qorshe dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ay ka…
On 17 April the Federal Government of Somalia and the Presidents of Somalia’s Federal Member States agreed a historic political…
Dowlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay malaayiin Doolar oo lagu taageerayo Qorshaha csub ee dhismaha ciidamada Soomaaliya.
Dowladda Ingiriiska ayaa si toos ah ugala hadleysa madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya arrimaha shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya, kana…
The Foreign Secretary spent seven hours on the ground in Somalia, visiting Villa Somalia for his meeting with the President…
Waxaa maanta 15 Maarso 2017 booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xoghayaha arrimaha dibadda Britian Boris Johanson oo la kulmay madaxweynaha…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa booqasho maalin ah maanta ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain ayaa saaka socdaal aan la shaacin ku soo gaaray magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ilo ku…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Mr. David Concar.
