Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraqihiisa aqoonsiga ka guddoonay safiirka UK ee Soomaalya David Concar.
Browsing: UK
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday ee UN u soo magacawday Soomaaliya David William Concar ayaa ku dhacday khalad diblomaasiyadeed.
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay lacag dhan 10 Milyan oo Giniga Istarliinka ah (12 Milyan oo Doolar) ay ugu…
Dowladda Ingiriiska ayaa ku biirtay dowladaha u digay musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalkeeda inay ku kacaan musuqmaasuqa Doorashada Soomaaliya.
Dowladda Ingiriiska ayaa safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya kaasoo bedeli doona Safiirka waqtigiisa dhammaaday ee xilligan.
Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka…
The British government has announced an additional Sh2.7 billion (£20 million) for the voluntary return of refugees to Somalia from…
Prime Minister Theresa May has pledged to increase Britain’s support for Somalia in the fight against militant group Al-Shabaab.
Haweeney Ingiriis ah ayaa buugga cajaa’inta caalamka lagu qoro ku gashay intay tan ugu da’da yar ee leh Gar buuxa.
Wadaad muslim ah oo dalka Ingiriiska muran badan ka dhaliyay mowqifyadiisa xagjirka ah dartood Anjem Choudary ayaa lagu helay inuu…
Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa si weyn u hambalyeeyay,isla markaana u taageeray orodyahanka Mo Farah,
Wiilkii Soomaaliga asalkiisu ka soo jeeday dalak Norway, kana danbeeyay weerarkii xalay saqdii dhexe lagu dilay haweeney Mareykan ah laguna dhaawacay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska
Nin Soomaaliyeed oo madaxa looga jiray ayaa lagu xukumay xabsi daa’im iyadoo loo dhaadhiciyay
Theresa May ayaa noqotay haweeneydii labaad ee ra’iisal wasaare ka noqota Britian kadib markii uu is casilay
Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska David Cameron ayaa macsalaameeyay xafiiska looga taliyo UK ee Downing Street No. 10, isagoo khubadii ugu danbeysan…
Haweeneydii labaad ayaa taariikhda dalka Britian ka noqon donta Ra’iisal wasaare, kadib markii uu xilka ka dego Arbacadda Ra’iisal wasaare…
Iyadoo ay socoto tirinta codadka cod bixinta dadweynaha Britian ee loo qaadayo in dalkaasi ka sii mid ahaado Midowga Yurub…
Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo C/Rashiid Qadar ayaa lasoo weriyay in uu Xaaskiisa oo Uur leh ku dilay Dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada dalka ayaa…
