24 January 2018 – Grappling with turbulent politics, persisting terrorism and the risk of famine, Somalia must make 2018 a…
Browsing: UN
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska Galmudug ee ay ku soo gabagabeeyeen heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug ay wada gaareen.
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in diyaarad UN-ku leeyahay oo magaaladaasi ay diiday inay qaado Wafdi uu hoggaaminayey…
HADAL QORAAL AH OO KU AADDAN DHAMAADKA SANADKA OO UU SOO SAARAY ERGEYGA GAARKA AH EE XOGHAYAHA-GUUD EE QM U…
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhoweyd si aqbaliyad ah ugu codeeyay Qaraar lagu diidan yahay go’aankii madaxweynaha Mareykanka…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa ugu sareeya Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNCHR ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay warabixin sanadeedka xaaladda xuquuqda Insaanka Soomaaliya.
Ugu yaraan 14 askeri oo ka tirsan nabad ilaaliyayaasha Qaramada Midoobey ayaa la dilay, 53 kalena waalagu dhaawacay weerar ka…
The following Security Council press statement was issued today by Council President Koro Bessho (Japan):
HE the Director of the Department of International Cooperation of the Foreign Ministry Ambassador Tariq bin Ali Al Ansari, met…
Waxaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo oo daba jooga shirweynihi Magaaladda London ee…
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe iyo madaxweynaha maamulka Ahlu suna oo ku sugan magaalada Nairobi…
Guddi Q/Midoobay u qaabilsan cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saarteen ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta in ay jebiso…
Shir looga hadlay qorshaha & istraatiijiyada amniga Soomaaliya oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha Amniga ee horaanta bisha December dhici doona…
Ku xigeenka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Badbaadadda iyo Amiga Peter Drennan ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaaka noqotay go’aankii ay ugu magacaabay madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe inuu hay’addaasi caalamiga ah u noqdo safiir…
Shaqaale ka tgirsan xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM/UNSOS oo qaabilsan taageerada Amniga iyo ayaa maanta gaaray Goobta Qaraxa ka dhacay ee…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan uu ka yeeshay xalay Qarixii Muqdisho ka soo saaray War cambaareyn ah.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa cambaareeyay weerarradii qaraxyada ahaa ee shalay…
