Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wakiilka Q/Midoobay War kasoo saaray Qaraxii ka dhacay Muqdisho [Akhriso War-saxaafeed]

    Wakiilka Q/Midoobay War kasoo saaray Qaraxii ka dhacay Muqdisho [Akhriso War-saxaafeed]

    October 15, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa cambaareeyay weerarradii qaraxyada ahaa ee shalay ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee ay ku dhinteen tiro ballaaran oo dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

    “Waxaan la fajacay oo aan ka naxay tirada dadka ku dhintay qaraxa iyo baaxadda burburka uu qaraxyadu geysteen,” ayuu yiri. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoysaska iyo asxaabta inii dhimatay, waxaana caafimaad iyo soo kabasho u rajeynaynaa inta dhaawaca ah iyo inta kale ee waxyeelladu soo gaartay.”

    Qaramada Midoobay iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) waxay si dhow iskula shaqeynayaan sidii ay u taageeri lahaayeen hawlaha gurmadka ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha dowladda hoose ee magaalada Muqdisho, taasoo ay ka midtahay in taageero saad, qalab caadimaad iyo farsamo loogu deeqo gurmadka socda qaraxyada ka dib.

    “Kuwii geystay falkan waxay weerareen xaafad aad u dad badan ee magaalada Muqdisho. Waxay dileen tiro aan horey loo arag oo ah dad rayid ah. Waa weerar laga naxo marka laga eego dhanka ujeeddadiisa iyo saameyntiisaba” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Keating. “Dhammaan Soomaalidu waa inay u midowdaa cambaareynta iyo ka hortagga colaaddan xagjirnimada caynkan oo kale ah.”

    Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ayaa sheegay in arrinta mudnaanta koowaad ee ugu horeysa leh ay tahay in la teegeero dadaalka ay wadaan hay’adaha Soomaaliyeed si ay dadka weerarka uga samata bixiyaan una caawiyaan dadkii waxyeelladu soo gaartay, gaar ahaan kuwa dhaawaca ah iyo kuwa hadda gurya la’aan noqday. “Beesha caalamku waxay sameyn doontaa wax kasta oo suurtagal ah si ay u kaalmeyso dadka iyo dowladda Soomaaliyeed si ay uga gudbaan ugana soo kabtaan musiibadan.”

    Keating Muqdisho UN UNSOM
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTirada dhimashada Qarixii Muqdisho oo ku dhow 300 & Wiil nool 24 saac kadib lasoo badbaadiyay
    Next Article Bisha Cas ee Turkiga oo Raashin gaarsiisay howl-wadeennada Gurmadka Muqdisho [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo