Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Tirada dhimashada Qarixii Muqdisho oo ku dhow 300 & Wiil nool 24 saac kadib lasoo badbaadiyay

    Tirada dhimashada Qarixii Muqdisho oo ku dhow 300 & Wiil nool 24 saac kadib lasoo badbaadiyay

    October 15, 2017Updated:October 15, 20171 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Massive car bomb blast rocks Somalia's Mogadishu
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qasaaraha dhismashada iyo dhaawaca Qaraxii weynaa ee Muqdisho ayaa hadda ku dhow 300 qof iyadoo dhaawacu  ka badan yahay 400.

    Sida ay sheegeen xog aanu ka helnay Guddiga gurmadka ee maanta la sameeyay, dadka ku dhintay qaraxyada ayaa tiradoodu gaartay in ka badan 280 qof iyadoo 435 kale ay dhaawacmeen, waxaana socda howlgalka lagu baadigoobayo dadka maqan.

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa aasay dad dhan 165 qof oo jirkoodu go’ go’ay lana aqoonsan waayay, waxaana dhibaatada ugu weyni ay noqotay in dadka dhintay ay u badnaayeen dad gubtay oo muuqaalkoodu isbedelay iyo dad jirkoodu kala maqan yahay, kuwaasoo la waayay meel lagu heyn karo.

    Dhinaca kale  qof nool ayaa 24 saac kadib qaraxa laga soo badbaadiyay galabta burburka, wuxuuna ahaa qof dhaawac culys qaba laakiin xaaladiisu wanaagsan tahay, waxaana ay tani noqotay arrin ka yaabisay dadkii gurmadka ku jiray.

    Muqdisho ayaa ku jirta murugo iyo baroordiiq, iyadoo qasaarihii ugu badnaa uu mar qura geystay qarax aan hore loo arag oo burbur iyo qasaare naf iyo maal leh ka geystay caasimadda.

     

    G/Banaadir Muqdisho Qarax Wiil kasoo badbaadiyay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Aamin Ambulance: “Waxaan qaadnay 75 Meyd ah iyo 250 dhaawac ah…”
    Next Article Wakiilka Q/Midoobay War kasoo saaray Qaraxii ka dhacay Muqdisho [Akhriso War-saxaafeed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo