Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa yeelanaya kulan dood furan ah oo looga hadlayo amniga badda Soomaaliya.
Browsing: UNSC
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha,
Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa shaacisay in heshiis lagu gaaray shirii Wadatashiga Qaran Doorashada ee ka socday magaalada Muqdisho.
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa mar kale maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya, sida uu shaaciyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Dallaka Xubnaha ka ah Golaha Ammaanka Qaramad Midoobay ayaa muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-mari waaga siyaasadeed…
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam Danjire Dang Dinh Quy ayaa walaac ka…
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si aan la fileyn u ogolaaday Arrin culus oo ka mida qodobadii…
Dowladda Soomaaliya ayaa Qoraal ay mowqifkeeda Doorashada ku caddeysay u dirtay Guddoomiyaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay Danjiraha Vietnam Dang Dinh,…
Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa bil gudahood markii labaad xalay kulan gaara ka yeeshay xaaladda Doorashada Soomaaliya iyo is-mari waaga ka…
Golaha Ammaaka Qaramada Midoobay oo xalay sanad dheeraad ah xilka u cusbooneysiiyay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa madaxda dowaldda…
Wakiilka dawladda Maraykanka ee Q/Midoobay Richard Mills ayaa sheegay inay ugu baaqayaan hoggaamiyayaasha Soomaalida inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamud ayaa laga dalbaday inuu soo gaabiyo khudbadii uu ka jeedinayay Golaha Amniga ee…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Golaha ammaanka Qaramada Midoobay soo jeediyey dhismaha Gole dalka gaarsiiya Doorasho…
15 Musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha oo hore usoo noqday Madaxweynayaal, Ra’iisal wasaare, Guddoomiye Baarlamaan iyo Wasiiro ayaa warqad…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka uu 15 Febraayo ku…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, kadib markii ay muddo…
Qaramada Midoobey ayaa shaacisay 10 Dal oo lagu leeyahay lacagta Qaaraanka, kuwaasoo ay ka mid tahay Soomaaliya, iyagoo wey doona…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ku saabsan xaaladda Soomaaliya ku yeelanaya xarunooda Magaalada New York.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan ayaa eedeyn u jeediyey xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM iyo…
