Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
Browsing: US
As Rep. Ilhan Omar, D-Minn., seeks to become a major voice on U.S. foreign policy, she is looking to make…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ula wareegtay dhexdhexaadinta dhinacyada isku haya Doorashada dalka, kadib markii la isku mari waayey…
Dowladda Mareykanka ayaa ka hor timid dalabkii ay Midowga Musharixiinta Mucaaradka u direen Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee in la…
Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa go’aamisay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka…
Wakiilka dawladda Maraykanka ee Q/Midoobay Richard Mills ayaa sheegay inay ugu baaqayaan hoggaamiyayaasha Soomaalida inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku…
Dowladda Mareykanka ayaa dhinacyada magaalada Muqdisho boorisay inay joojiyaan dhammaan shaqaaqooyinka.
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa War qoraal ah oo ay saartay uga digtay dadka dhalashada Mareykanka heysta inaysan u dhowaan…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa markii labaad ka badbaaday mooshin lagu eedeyn ahaa inuu ka danbeeyay weerarkii ay…
Mareykanka ayaa farriin kale oo toos ah u diray Madaxda Soomaalida, isagoo ku booriyey in inay xaliyaan arrimaha horyaalla Heshiiska…
Dowladda Mareykanka ayaa ku boorisay Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Qaran ee Soomaalida inay si degdeg ah u xaliyaan is mari-waaga…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah uga dalbatay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda shanta maamul Goboleed ee dalka inay…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la’ yahay, kadib markii uu…
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka iyadoo ay wehliso madaxweyne ku xigeenka haweeneyda madaxweyne ku…
Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in dhammaan ciidamadii Maraykanka laga saaray Soomaaliya.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo 20-ka bishan Janaayo 2021 Duhurnimada loo dhaarin doono, ayaa la shaaciyay inuu…
Golaha Wakiilada Koongareeska mareykanka ayaa goor dhoweyd u codeeyay in xilka laga qaado Madaxweyne Donald Trump oo xilkiisa ay ka…
Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa goor dhoweyd bilaabay Doodan xil-kaqaadista madaxweyne Donald Trump oo lagu eedeeyay kicinta rabshado keenay in taageerayaashiisa…
Golaha Wakiilada Koongareeska Mareykanka ayaa bilaabay qaraar lagu casilayo Madaxweynaha waqtiga kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
