Cadaadis aan hore loo arag iyo xaalad adag ayaa soo wajahay madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Donald Trump, kadib…
Browsing: US
Dhaqanka Siyaasadeed iyo Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka simanyihiin: 1. Hal Xisbi ayay ka wada tirsanaayeen, Doorasho xor ah iyo…
Labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd ansixiyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden, halka ku xigeen u…
Baraha bulshada ee caank ah sida Twitter iyo Facebook ayaa meesha ka saaray farriimo uu soo dhigay Donald Trump, iyagoo…
Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa qarka u saaran inuu noqdo Aqlabiyad Aqalka Senet-ka ee Mareykanka, iyadoo mid ka mida labada musharixiin…
Kadib baaritaan saddex maalmood socday ayaa lagu ogaaday in Nin caddaan ah oo 63 sano jir ah uu isku qarxiyay…
Qarax weyn ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Nashville, Gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka iyadoo maanta lagu jiro ciida Gaalada ee…
Maraykanka ayaa maalmo gudahood ciidamadiisa kala baxaya Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Markabka dagaalka Mareykanka ee diyaaradaha xambaara USS Makin Island ARG/15th MEU ayaa soo gaaray Xeebaha Soomaaliya isagoo fulinaya howlgalka ciidamada…
Dowladda Maraykanka ayaa Badda Soomaaliya u soo dirtay Markab weyn oo nooca diyaaradaha xambaara ah, kaasoo ka qeyb qaadan doona…
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira falal argagixiso ku soo oogtay horjooge ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo Kenyaan ah,…
Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa diiday, kuna gacan seyrtay sharcinimada Dacwadii ugu danbeysay ee Madaxweynaha xilka kasii degaya iyo…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa markii ugu horeysay xoghayaha difaaca u magacaabay Jeneraal howlgab ahaa oo ka…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Donald Yamamoto ayaa khudbad kulul ka jeediyey shirkii SPF ee maanta magaalada Muqdisho ka dhacay.
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya horaanta sanadka…
Qareen Mareykan oo kasoo jeeda gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay eedeymo la xiriira isku dayga inuu…
Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa Jimcaha maanta ah booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay Soomaaliya, tani…
Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay Soomaaliya, kaasoo ahaa sarkaal sida milateriga u tababarran kana howlgala…
Dowladda Mareykanka ayaa laba sarkaal ooka mida Alshabaab ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah ee la raadinayo.
Warbaahinta Mareyanka ayaa hadal heysa war ku saabsan in Ilhaan Cumar oo dhowaan dib loogu doortay Aqalka Wakiillada Mareykanka oo…
