Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Twitter iyo Facebook oo xayiray Barihii uu ku lahaa Madaxweyne Donald Trump iyo farriimo laga tirtiray

    Twitter iyo Facebook oo xayiray Barihii uu ku lahaa Madaxweyne Donald Trump iyo farriimo laga tirtiray

    January 7, 2021Updated:January 7, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baraha bulshada ee caank ah sida Twitter iyo Facebook ayaa meesha ka saaray farriimo uu soo dhigay Donald Trump, iyagoo xayiraad kusoo rogay saacado inuu wax farriin ah soo dhigo barahaasi.

    Trump ayaa laga joojiyey muddo 12 saacadood ah isticmaalka Twitter-ka, kaddib markii uu qoraallo uu soo dhigay loo arkay kuwo kicinaya qallaalase xilli ay taageerayaashiisa weerarren dhismaha Aqalka Koongareeska ee US Capitol. 

    Madaxweyne Trump ayaa farriintisii ugu danbeysay oo muuqala ah ku yiri “Waan idiin jeclahay.. waan dareemayaa xanuunka idin haya”, kadibna wuxuu ugu baaqay inay guryahooda aadaan. Wuxuu sidoo kale ku celceliyay sheegashooyin been ah oo ku saabsan in lagu shubtay doorashada.

    Maamulka Twitter-ka ayaa Bogga Trump ka dalbaday in laga saaro saddex qoraal oo uu soo dhigay, kuwaasoo sida uu sheegay meel ka dhac ku ahaa shuruucda iyo siyaasadda shirkadda. Shikradda ayaa sheegtay in Barta Trump sii xirnaan doonto haddii aanan laga tirin qoraalladaas.

    Waxay ku hanjabtay shirkadda Twitter in haddii mar kale ay sii socdaan jebinta shuruucda Twitter-ka… ay taasi sababi doonto in gebi ahaanba la joojiyo barta @realDonaldTrump in ku dhow 80 milyan qof u xiran yihiin.

    Dhanka kale, Facebook ayaa muddo 24 saacadood ah xanninay akoonka Mr Trump. YouTube ayaa sidoo kale tiray muuqaalka.  Facebook qoraal ku yiri: “Waan ka saarnay sababtoo ah waxaan aaminsan nahay inay sii hurineyso ee aysan reebeynin qalalaasaha socda.”

    Taageerayaashiisa ayaa galay xarunta Kongareeska waxayna isku dhaceen booliiska, taas oo sababtay dhimashada hal haweeney ah. Trump ayaa ku adkeysanaya in doorashada looga shubtay wuxuuana abaabulay bannaanbaxo rabshado dhaliyey.

    Donald Trump Donald Trump twitter account Facebook Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaari ay wateen Ciidamo oo lagu Qarxiyey Magaalada Muqdisho iyo faahfaahin laga helay
    Next Article Ashabaab oo War kasoo saartay Qarax lala beegsaday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo