Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa ka hadlay duqeyntii ay ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe oo la sheegay…
Browsing: US
Milateriga Maraykanka ayaa shaciyey inuu duqeyn ku dilay sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo qorsheeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga Milateriga Mareykanka…
Rodney HunterPolitical CoordinatorU.S. Mission to the United NationsNew York, New YorkFebruary 24, 2020 AS DELIVERED
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay ciidamada dowladda Soomaaliya geysay Gobolka Gedo iyo abaabulka ciidan ee halkaasi ka…
Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu shaaciyey duqeyn cusub oo lagu qaaday xarun ay Alshabaab ku…
Wasaaradda maaliyada dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada ka saartay shirkadii Isgaarsiinta iyo xawaaladda Albarakaat oo sanadkii 2001-ka la xayiray hantideeda,…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in todobaadkan ay dib u billowday taageeraddii milatari ee ay siin jirtay ciidmada dowladda Soomaaliya, si…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyay xaaladda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aysan aqoonsan Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay laba weerar oo duqeyn cirka ah ka fuliyeen degmada…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka badbaaday mooshinkii xil ka qaadistiisa ee ay wadeen xildhibaannada Xisbiga Dimoqraadiga markii xalay uu Aqalka Senate-ka…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka uga dalbatay inay dib…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa labada Aqal ee Baarlamaanka Mareykanka u jeediyey khudbadisii sanadlaha ahayd ee 2020-ka, iyadoo ay hareysay mooshinka xil…
Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii…
Mareykanka ayaa si degdeg ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug ee maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb, daqiiqo kadib markii…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay soo saaray qoraal kooban oo ku saabsan xaaladda Galmudug, iyadoo warkaasi…
Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su’aalo ka…
Kumanaan qof ayaa isugu soo magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq iyagoo dalbanaya in ciidamada Mareykanka ay ka baxaan dalkaasi.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dowladda Soomaaliya aysan aqoonsaneyn ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Safiirka Mareykanka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee…
